Khayre iyo Wafdigiisa oo goor dhow gaaray Magaalada Baydhabo Janaay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Somalia Xasan Cali Khayre ayaa goor dhow gaaray caasimadda Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Baydhabo. Waxaa garoonka dayuuradaha ku soo dhoweeyey Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis Laftagareen, masuuliyiin kale iyo dadweyne fara badan. Khayre ayaa lagu wadaa inuu kumanaan shacab ah kula hadlo garoonka ciyaaraha ee magaalada Baydhabo kuwaasoo illaa saaka halkaas ku sugnaa. … Continue reading Khayre iyo Wafdigiisa oo goor dhow gaaray Magaalada Baydhabo Janaay (Sawirro)